Amaanka Hargeysa oo saaka la xoojiyey iyo Wufuud caalami ah oo ku qulquleysa

Munaasabadda Caleemo saarka iyo dhaarinta Madaxweynaha Somaliland ee la soo doortay 13-kii November ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Hargeysa Wufuud kala duwan oo ka kala imaanaysa beesha caalamka ayaa lagu casuumay xafladaas gaar ahaan wakiilo ka socda wadamada Africa, Europe iyo dalalka Carabta, waxaana Masuuliyiinta imaaneysa ka mid ah Safiiro, Xildhibaano iyo Wasiiro ka imaanaya … Continue reading Amaanka Hargeysa oo saaka la xoojiyey iyo Wufuud caalami ah oo ku qulquleysa